Madaxweyne Laftagareen oo si kulul u weeraray siyaasiyiinta mucaaradsan DF (Sawirro)

Xuska sanadguuradii 1-aad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay lagu qabtay xarunta Madaxtooyadda Koonfur Galbeed ee Magaaladda Baydhabo. Waxaa ka qeyb galay munaasabadaas Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Guddoomiye ku-xgeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Shiikh Ibraahim (‘Muudey)’ … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo si kulul u weeraray siyaasiyiinta mucaaradsan DF (Sawirro)